Xeyndaabka Akhlaaqeed ee Xayeysiinta Adeegyada Caafimaadka
Madasha Magan iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), ayaa 25 August 2025 si wadajir ah u soo agaasimahay madal laguna gorfeynayay πππ²π§πππππ€π ππ€π‘π₯πππͺπππ ππ πππ²ππ²π¬π’π’π§ππ πππππ π²πππ πππππ’π¦ππππ€π. Madasha ayaa lagu falanqeeyay dhinacyada sharci, anshax iyo saameynta bulsho ee xayeysiinta adeegyada caafimaadka ee Soomaaliya. Speakers Gallery
Xeyndaabka Akhlaaqeed ee Xayeysiinta Adeegyada Caafimaadka Read More Β»









