Magan Forum

Events

Xeyndaabka Akhlaaqeed ee Xayeysiinta Adeegyada Caafimaadka

Madasha Magan iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), ayaa 25 August 2025 si wadajir ah u soo agaasimahay madal laguna gorfeynayay ๐—๐ž๐ฒ๐ง๐๐š๐š๐›๐ค๐š ๐€๐ค๐ก๐ฅ๐š๐š๐ช๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐—๐š๐ฒ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š. Madasha ayaa lagu falanqeeyay dhinacyada sharci, anshax iyo saameynta bulsho ee xayeysiinta adeegyada caafimaadka ee Soomaaliya. Speakers Gallery

Xeyndaabka Akhlaaqeed ee Xayeysiinta Adeegyada Caafimaadka Read More ยป

Scroll to Top