Madasha Magan iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), ayaa 25 August 2025 si wadajir ah u soo agaasimahay madal laguna gorfeynayay 𝐗𝐞𝐲𝐧𝐝𝐚𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐀𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐚𝐲𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚.
Madasha ayaa lagu falanqeeyay dhinacyada sharci, anshax iyo saameynta bulsho ee xayeysiinta adeegyada caafimaadka ee Soomaaliya.
Speakers






Gallery



































